RASMI: Germany Vs England, Belguim Vs Portugal & Isku Aadka Wareega 16-ka Euro 2020 Oo La Shaaciyay.

Waxa si Rasmi ah u dhamaaday wareega Group-yada tartanka Euro 2020 kaas oo la soo ciyaaray 3 kulan oo xiiso lahaa waliba si weyn ugu raaxaysteen taageerayaasha kubada cagta. Waxa tartanka isugu soo hadhay 16 xul kuwaas oo u tartami doona u soo bixista wareega 8 dhamaaadka tartanka Euro 2020 marka ay ciyaaraan kulamada maalmaha […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII