Rasmi: Karim Benzema Oo Lagu Daray liiska Xiddigaha Xulka France Uga Qayb Qaadan Doona Tartanka Euro 2020

Tababaraha xulka qaranka France ee Didier Deschamps ayaa soo saaray Liiska xiddigaha uu kaga qayb gali doono tartanka Euro 2020 isaga oo Liiska ku soo daray weeraryahanka Karim Benzema. Karim Benzema ayaa ku soo laabanaya xulka Qaranka France markii ugu horaysay tan ilaa 2016 isaga oo aan u ciyaarin xulka muddo aad u dheer waliba […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII