Rasmi. Kooxda Chelsea oo Xaqiijisay lambarka uu Xiranayo Saul Niguez

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer Spain Saul Niguez ayaa u dhaqaaqay Stamford Bridge maalintii ugu dambeysay suuqa kala iibsiga isagoo hal sano oo amaah ah looga soo qaatay Atletico Madrid, isagoo dooq u haysta inuu u dhaqaaqo si joogto ah xagaaga soo aadan. Waxa uu u ciyaari doonaa Chelsea isaga oo dhabarka ku wata lambarka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII