RASMI: Kulanka Ugu Horeeya Ee Wareega 16-ka Euro 2020 Oo La Ogaaday.

Waxa wali socda kulamadii ugu dambeeyay ee wareega Group-yada tartanka Euro 2020 laakiin waxa haatan la xaiijiyay kulanka ugu horeeya ee wareega 16-ka tartanka Euro 2020. Xulka Austria ayaa si lama filaan ah ugu baxay wareega 16-ka kadib markii ay guul lama filaan ah ka gaadheen xulka Ukraine kaas oo ka mid ahaa xulalka ugu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII