Rasmi: Lambarka uu Ronaldo u Xiranayo Kooxda Manchester United oo la Shaaciyay

Manchester United ayaa xaqiijisay in Cristiano Ronaldo uu xiran doono maaliyadda caanka ah ee no.7 kaddib markii uu ku soo laabtay Old Trafford. Superstar-ka reer Portugal ayaa horay u xirtay lambarka funaanadda markii ugu horreysay ee uu joogay United isagoo markale xiranaya lambarkaasi. Lixdii xilli ciyaareed ee ugu horreysay kooxda, intii u dhexeysay 2003 iyo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII