RASMI: Liiska Kama Dambaysta Ah Ee Xulka Qaranka Italy Uga Qayb Qaadan Doona Tartanka Euro 2020 Oo La Shaaciyay

Tababaraha xulka qaranka Italy ee Roberto Mancini ayaa soo saaray Liiska kama dambaysta ah ee xiddigaha uu kaga qayb gali doono tartanka Euro 2020 ee bilaaban doona todobaadka dambe. Tababare Roberto Mancini ayaa soo xushay Liiska 26-ka xiddig ee uu kaga qayb gali doono tartanka isaga oo si Rasmi ah ugu gudbiyay UEFA ka hor […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII