Rasmi: Liiska Xidigaha PSG ee Champions league oo lagu dhawaaqay, Lionel Messi oo hogaaminaya

Tababaraha kooxda PSG ee Mauricio Pochettino ayaa soo saaray Liiska xiddigaha uu kaga qayb qaadan doono tartanka Champions League wareega Group-yada xilli ciyaareedkan. Kooxda PSG ayaa la Group noqotay kooxda Man City iyo waliba kooxaha RB Leipzig iyo Club Brugge kuwaas oo ka wada tirsan group-ka A. Lionel Messi ayaa hogaaminaya Liiska xiddigaha PSG ee […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII