RASMI: Liiska Xulka Qaranka Italy Uga Qayb Gali Doona Tartanka Euro 2020 Oo La Soo Saaray.

Tababaraha Xulka qaranka Italy ee Roberto Mancini ayaa magacaabay liiskiisa hordhaca ah ee uu kaga qayb gali doono tartanka Euro 2020 xagaagan. Tababaraha ayaan liiska xulkiisa ku darin xiddigaha Jorginho & Emerson Palmieri sabab la xidhiidha in ay ka qayb gali doonaan tartanka Final-ka champions League. Xulka Qaranka Italy ayaa tababarkiisii ugu horeeyay qaatay 24 […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII