RASMI: Lionel Messi Oo Markii 8-aad Oo Ku Guulaystay Gool Dhalinta Horyaalka La Liga.

Waxa si Rasmi ah u dhamaaday xilli ciyaareedka horyaalka La Liga ee 2020/2021 iyada oo kooxda Atletico Madrid ku guulaystay horyaalka soona afjartay guulihii xidhiidhka ahaa ee kooxaha waaweyn ee Ku guulaysiga horyaalka. Dhanka kale xiddiga kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa ku guulaystay gool dhalinta horyaalka La Liga xilli ciyaareedkan kadib xilli ciyaareed cajiib […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII