RASMI: Man City Oo Xaqiijisay Lambarka Uu Jack Grealish U Qaadan Doono Kooxda

Kooxda Man City ayaa xaqiijisay in uu Xiddiga Jack Grealish kooxda u xidhan doono No.10 xilli ciyaareedka cusub kadib markii uu lacag rikoodh ah ugu biiray kooxda. Xiddiga 25 jirka ah ayaa qalinka ku duugay heshiis 6 sano ah maanta oo khamiis ah kulana joogi doono kooxda ilaa xagaaga 2027. Grealish ayaa dalbaday Lambarka No.10 […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII