RASMI: Man United Oo Heshiis Cusub Ka Saxiixatay Juan Mata

Manchester United ayaa ku faraxsan inay ku dhawaaqdo Juan Mata inuu ogolaaday qandaraas hal sano ah, isagoo kusii joogaya Old Trafford ilaa June 2022. Xiddiga 33 jirka ah ayaa Man United kaga soo biiray chelsea suuqii January 2014 waxana uu kooxda u saftay 273 kulan isaga oo dhaliyay 51 gool wakhtigaas. Xiddiga ayuu heshiiskiisa kooxdu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII