RASMI: Man United Oo Shaacisay Kulamada Isku Diyaarinta Xilli Ciyaareedka Cusub, 4 Kulan Ayay Ciyaari Doonaan

Manchester United ayaa ku dhawaaqday afar kulan oo saaxiibtinimo oo isku diyaarin u ah xilli ciyaareedka cusub ee 2021/2022. Tababare Ole Gunnar Solskjaer iyo shaqaalihiisa tababaraha ayaa ku soo laaban doona tababarka ka hor inta ayna kooxdu kulanka ugu horeeya la ciyaarin kooxda Derby County oo uu hogaamiyo Halyeeyga kooxda ee wayne Roone kulankaas ayaan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII