Rasmi: Martin Odegaard oo Heshiis Rasmi ah ugu biiray Kooxda Arsenal

Arsenal ayaa xaqiijisay saxiixa Martin Odegaard oo ay si joogto ah ugala soo wareegtay Real Madrid . Kabtanka Norway ayaa ku riyaaqay lix bilood oo amaah ah oo uu ku guuleystay caasimadda intii lagu jiray qeybtii labaad ee xilli ciyaareedkii 2020-21, isaga oo soo bandhigay laba gool iyo laba caawin 20 kulan oo uu ciyaaray […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII