Rasmi: Messi oo ku jiran Liiska Kooxda PSG ee Kulanka Reims (Liiska)

Lionel Messi, Kylian Mbappe iyo Neymar ayaa dhammaantood ku jira liiska xiddigaha Paris Saint-Germain uga qeyb-galaya kulanka caawa ay ka horjeedaan Reims. Saddexdaaan weeraryahan ayaa si wada jira ah ugu soo bilaaban karta safka hore ee PSG markii ugu horreysay kulanka ay booqanayaan garoonka Stade Auguste Delaune, halkaasoo ay ku soo ciyaari doonaan kulankoodii afaraad […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII