RASMI: Mohamed Salah Oo Ku Guulaystay Abaalmarinta Xiddigii Ugu Fiicnaa Liverpool Xilli CIyaareedkii Dhamaaday.

Xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa ku guulaystay abaalmarinta xiddigii ugu fiicnaa Liverpool xilli ciyaareedkii dhamaaday. Xiddiga reer Masar ayaa ku guulaystay abaalmarinta oo ay taageerayaasha Reds codeeyaan waxana uu ku garaacay xiddiga Xiddiga Fabinho iyo Nathaniel Phillips oo kaalinta 2-aad iyo 3-aad kala galay. Xiddiga garabka ka ciyaara ee Mohamed Salah ayaa xilli […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII