RASMI: Ole Gunner Solskjaer Oo Soo Saaray Liiska Xiddigaha Uu Kaga Hor Tagi Doono Villarreal Final-ka Europa League.

Tababaraha Man United ee Ole Gunner Solskjaer ayaa Harry Maguire ku daray Liiska xiddigaha u safray Final-ka Europa League xilli ciyaareedkan. Kooxda Ole Gunner Solskjaer ayaa u duulay Poland iyaga oo isha ku haya ku guulaysiga koobka Europa League xilli ciyaareedkan laakiin ku jirista Maguire ee Liiska ayaa lama filaan noqotay. Si kasta ha ahaatee […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII