RASMI: Pep Guardiola Oo Ku Guulaystay Tababarihii Ugu Fiicnaa Xilli Ciyaareedkii Dhamaaday.

Tababaraha Kooxda Man City ee Pep Guardiola ayaa ku guulaystay abaalmarinta tababaraha ugu fiican xilli ciyaareedka premier League. Tababaraha reer Spain ayaa Man City ku hogaamiyay horyaalkii 3-aad muddo 4 sano ah isaga oo kooxdiisa ka dhigay kooxda ugu fician premier Leaue. Pep Guardiola ayaa markii 3-aad ku guulaystay abaalmarinta isaga oo bar-bareeyay tababarayaasha Arsene […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII