RASMI: Portugal Oo Soo Saaray Liiska Xiddigaha Ay Kaga Qayb Qaadan Doono Euro 2020.

Tababaraha xulka Portugal ee Fernando Santos ayaa soo saaray liiska xiddigaha uu kaga qayb gali doono tartanka Euro 2020 ee bilaaban doona xagaaga dhamaadka horyaalada yurub xilli ciyaareedkan. Xiddiga Cristiano Ronaldo ayaa hogaaminaya Liiska xiddigaha uu tababare Fernando Santos soo xushay isaga oo sidoo kale Liiska ku soo daray xiddiga weerarka uga ciyaara Liverpool ee […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII