RASMI: PSG Oo Soo Saartay Liiska Xiddigaha Ay Kaga Hor Tagi Doonto Man City

Tababaraha Kooxda PSG Mauricio Pochettino Ayaa soo saaray liiska xiddigaha uu kaga hor tagi doono kooxda Man City lugta 2-aad ee Semi-final-ka champions League. Mauricio Pochettino Ayaa xoo xushay xiddigihiisa oo dhan kana mid yahay xiddiga Mbappe oo laga cabsi qabay in uu dhaawac dartiis ku seego kulanka muhiimka u ah kooxda reer France. Xiddiga […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII