RASMI: PSG Oo Xaqiijisay in Ay Heshiis Wakhti Fog Ah Ka Saxiixatay Neymar.

Kooxda PSG ayaa shaacisay in ay heshiis cusub ka saxiixatay xiddigeeda 1-aad ee Neymar kaas oo qalinka ku duugay heshiis cusub oo ilaa xagaaga 2025 ah. Neymar ayaa kooxda PSG ku soo biiray xagaagii 2017 isaga oo ugu soo biiray lacag rikoodh ah oo dhan oo dhan 222 milyan euro markaas oo uu kaga soo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII