RASMI: Ramsdale oo ku biiray Kooxda Arsenal, Kooxda oo Xaqiijisay

Ramsdale ayaa Arsenal ugu biiray heshiis waqti dheer ah oo uu kaga yimid Sheffield United 23 jirkaan, oo qeyb ka ahaa xulka England ee Euro 2020, ayaa matalay England heerarka kala duwan min 18-jir ilaa 21-jirada wuxuuna ahaa ciyaaryahanka sanadka ee Sheffield United xilli ciyaareedkii hore. Ramsdale wuxuu mustaqbalkiisa ciyaareed ka bilaabay qrybta dhalinyarada ee […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII