RASMI: Real Madrid Oo Shaacisay Lambarka Uu David Alaba U Xidhan Doono Kooxda

Kooxda Real Madrid ayaa maanta Si Rasmi ah u soo bandhigtay saxiixa xiddiga David Alaba kaas oo si Rasmi ah qalinka ugu duugay heshiiska uu kula joogi doono kooxda. Alaba ayaa Los Blancos ugu soo biiray qaab xor ah waxana uu kaga soo biiray kooxda Bayern Munich kadib markii uu dhacay heshiiskii uu kula jiray […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII