RASMI: Real Madrid Oo Xaqiijisay In Ay Heshiis Cusub Ka Saxiixatay Luka Modric, Imisa Ayuu Qalinka Ku Duugay?

Real Madrid ayaa ku dhawaaqday inay heshiis rasmi ah la gaartay xiddiga khadka dhexe ee Luka Modric kaas oo qalinka ku duugay heshiis cusub oo kooxda 1-aad ah. Modric ayaa saxiixay heshiis cusub oo hal sano ah oo uu ku sii joogi doono Los Blancos ilaa xagaaga 2022 isaga oo uu wehelinayay madaxweynaha Kooxda Real […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII