RASMI: Real Madrid Oo Xaqiijisay In Ay Heshiis Cusub Ka Saxiixatay Nacho

Kooxda Real Madrid ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay in ay heshiis cusub ka saxiixatay xiddiga daafaca uga ciyaara kooxdeedee Nacho kaas oo qalinka ku duugay heshiis 2 sano ah. Kooxda Real madrid ayaa bogeeda Internet-ka ku xaqiijisay in uu daafaca dhexe ee Nacho qalinka ku duugay heshiis uu kooxda ku joogi doono ilaa xagaaga […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII