Rasmi: Robertson oo saxiixay qandaraas cusub oo Liverpool ah ilaa 2026

Andy Robertson ayaa heshiis cusub u saxiixay Liverpool kaas oo kusii hayn doona Anfield ilaa xagaaga 2026. 27 jirkaan ku guuleystay Premier League iyo Champions League – kaasoo 177 kulan u saftay kooxda – ayaa durbadiiba ku xirnaa Reds seddex sano oo kale, laakiin hadda wuxuu ogolaaday inuu sii joogo Merseyside waqti dheer. Wuxuu noqday […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII