RASMI: Ruben Dias oo u saxiixay Man City heshiis cusub oo gaaraya ilaa 2027

Isagoo kaga soo biiray Benfica bishii Sebtember ee la soo dhaafay, heshiiska cusub ee Dias wuxuu ku sii hayn doonaa kooxda ilaa xagaaga 2027. 24 jirkaan ayaa yimid Etihad Stadium isagoo ka yimid Benfica intii lagu guda jiray suuqii xagaaga ee lasoo dhaafay wuxuuna saameyn deg deg ah ku yeeshay awoodiisa daafac. Waxa uu u […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII