Rasmi: Tammy Abraham oo saxiixay heshiis shan sanno ah uu Roma ugu biiray

Tammy Abraham ayaa dhammeystiray ka dhaqaaqistii Chelsea oo uu ugu wareegay Roma heshiis ku kacaya 40 milyan oo euro oo u dhiganta (£ 34m). Weeraryahanka reer England ayaa heshiis shan sano ah u saxiixay kooxda ka ciyaarta Serie A wuxuuna ka tagayaa Stamford Bridge isagoo dhaliyay 30 gool 82 kulan oo uu saftay kadib markii uu soo maray akadeemiga Blues. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII