RASMI: Toni Kroos Oo Ka Fadhiistay Ciyaarista Xulka Qarankiisa Germany Kadib Markii Uu Xulkiisu Kaga Hadhay Wareega 16-ka Euro 2020

Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara xulka qaranka Germany ee Toni Kroos ayaa si Rasmi ah ugu dhawaaqay in uu ka fadhiistay ciyaaraha caalamiga ah ee u ciyaarista xulka qarankiisa Germany kadib markii xulkiisa wareega 16-ka looga reebay tartanka Euro 2020. Xiddiga 31 jirka ah ayaa ciyaaray dhamaan kulamadii xulkiisa ee Euro 2020 laakiin waxa uu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII