RASMI: UEFA Oo Meesha Ka Saartay Goolasha Martida Ee Tartamada Ay Qabato.

Guddiga Fulinta ee UEFA ayaa ansixiyay soo jeedin ah in meesha laga saaro waxa loogu yeero sharciyada goolasha martida ee dhammaan tartamada kooxaha UEFA laga bilaabo bilowga xilli ciyaareedka 2021-2022. “Sharciga goolasha martida ayaa qeyb muhiim ah ka ahaa tartamada UEFA tan iyo markii la soo saaray 1965,” ayuu yiri madaxweynaha UEFA Aleksander Ceferin. Wuxuu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII