RASMI: UEFA Oo Shaacisay Wakhtiga & Goobta Lagu Qaban Doono UEFA Super Cup 2021.

Xidhiidhka kubada cagta yurub ee UEFA ayaa shaaciyay wakhtiga iyo goobta lagu ciyaari doono kulanka UEFA Super Cup-ka ee dhex mari doona kooxaha Chelsea iyo Villarell ee ku guulaystay Europa league iyo Champions League xilli ciyaareedkii dhamaaday. UEFA ayaa shaacisay in Super Cup-ka la ciyaari doono 11 bisha August ee soo socota kaas oo lagu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII