RASMI: Wakhtiga Ay Wada Ciyaari Doonaan Barcelona & Man City Oo La Shaaciyaty.

Tababaraha Kooxda Man City ee Pep Guardiola ayaa ku soo laaban doona Camp Nou xagaaga isaga oo hogaaminaya kooxdiisa Man City kulan saaxiibtinimo oo ka dhici doona Camp Nou. Ugu horayn waxa la filayay in ay Barcelona la ciyaari doonto kooxda Man City koobka Joan Gamper Trophy laakiin arintaas ayaan dhici doonin laakiin labada kooxood […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII