RASMI: Xhaka oo laga helay Xanuunka Covid-19

Granit Xhaka ayaa lagu qasbay inuu ka baxo kulankii saaxiibtinimo ee ay Switzlerland la yeelatay Greece habeenimadii Arbacada kadib markii laga helay cudurka Covid. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Arsenal, oo kabtan u ah xulkiisa qaranka, ayaa lagu soo dari lahaa ciyaarta inta lagu jiro fasaxa xulalka, laakiin waa laga reebay tartanka madama uu karantiil galayo. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII