RASMI: Xiddig Muhiim Ah Oo Laga Saaray Liiska Xulka Portugal Ee Tartanka Euro 2020 & Xanuunka Korona Oo Sabab U Ah.

Xulka qaranka Portugal ee ka qayb galaya tartanka Euro 2020 ayaa xaqiijiyay in daafaca Midig ee kooxda Man City ee Joao Cancelo laga saaray Liiska xulka uga qayb galaya tartanka sabab la xidhiidha xanuunka Korona. Xiddiga Joao Cancelo ayaa maray baadhitaan xanuunka Korona ah waxana la xaqiijiyay in laga helay xanuunka taas oo sabab u […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII