RASMI: Xiddig U Ciyaara Man United Oo La Xaqiijiyay In Uu Seegayo Euro 2020.

Xulka qaranka Holland ayaa xaqiijiyay in xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man United ee Donny van de Beek seegi doono tartanka Euro 2020 ee bilaaban doona Khamiista sabab la xidhiidha dhaawac soo gaadhay. Donny van de Beek Ayaan ka qayb qaadan kulamadii isku diyaarinta ee xulka tartanka Euro 2020 tababaraha xulka Qaranka ayaanan sidoo kale […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII