RASMI: Xiddigaha Ku Guulaystay Gool Dhalinta 5-ta Horyaal Ee Ugu Waaweyn Qaarada Yurub.

Waxa si Rasmi ah loo soo afjaray horyaalada waaweyn ee qaarada yurub iyada oo todobaadkan la ciyaaray kulamo xiiso iyo xamaasad leh waliba kulamo aad loo tartamayay. Waxa jira xiddigo qaab ciyaareed fiican soo bandhigay kuwaas oo ku guulaystay gool dhalinta horyaalkooda 5-ta horyaal ee ugu waaweyn qaarada yurub xilli ciyaareedkan. Xiddiga Harry Kane ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII