RASMI: Xiddigaha Xulka Qaranka Germany U Matali Doona Tartanka Euro 2020 Oo La Shaaciyay.

Tababaraha Xulka qaranka Germany ee Joachim Löw ayaa soo saaray Liiska 26-ka xiddig ee uu kaga qayb gali doono tartanka Euro 2020 ee bilaaban doona bisha dambe. Joachim Löw ayaa Liiska xulka qarankiisa dib ugu soo celiyay xiddigo waaweyn oo ay ka mid yihiin Mats Hummels iyo waliba xiddiga kubad sameeyaha ah ee Thomas Muller […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII