RASMI: Xulka Qaranka England Oo Ku Dhawaaqay Badalka Trent Alexander-Arnold Oo Dhaawac Ku Seegaya Euro 2020.

Tababaraha Xulka qaranka England ee Gareth Southgate ayaa ku dhawaaqay xiddiga badali doona Trent Alexander-Arnold tartanka Euro 2020 kadib markii dhaawac looga saaray xiddiga Liiska xulka qarankiisa. Xiddiga Trent Alexander-Arnold ayaa ku dhaawacmay kulankii ugu horeeyay ee uu u ciyaaro xulka qaranka England isku diyaarinta Euro 2020 saacado kadib markii lagu soo daray Liiska xiddigaha […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII