RASMI: Xulka Qaranka Holland Oo Shaaciyay Liiska Xiddigaha U Matali Doona Tartanka Euro 2020.

Tababaraha Xulka qaranka Holland ee Frank De Boer ayaa soo saaray Liiska hordhaca ah ee xiddigaha uu kaga qayb qaadan doono tartanka Euro 2020 ee xagaaga. Waxa liiska ka maqan daafaca kooxda Liverpool ee Virgil Van Dijk kaas oo maalmo yar ka hor xaqiijiyay in uuna ka qayb qaadan doonin tartanka sabab la xidhiidha dhaawaca […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII