RASMI: Zidane Oo Soo Saaray Liiska Xiddigaha Uu Kaga Hor Iman Doono Sevilla

Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa soo saaray Liiska xiddigaha uu kaga hor tagi doono kooxda Sevilla kulan ka tirsan horyaalka La Liga. Liiska uu Zidane soo saaray waxa ka maqan xiddigo badan oo ay ka mid yihiin Sergio Ramos iyo Varane kuwaas oo kulanka ku seegi doona dhaawac soo gaadhay. Dhanka kale […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII