RASMI: Zinedine Zidane Oo Soo Saaray Liiska Uu Kaga Hor Iman Doono Chelsea.

Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa soo saaray Liiska xiddigaha uu kaga hor tagi doono kooxda chelsea kulan ka tirsan lugta 2-aad ee Semi-final-ka champions League. Zidane ayaa Liiska ku soo daray xiddigaha Sergio Ramos, Ferland Mendy, Marcelo & Fede Valverde kuwaas oo dhamaantood taam buuxa u noqday in ay ka qayb qaataan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII