Real Betis Oo Ka Jawaabtay Dalab Ay Arsenal Ka Gudbisay Saxiixa Nabil Fekir

Kooxda Real Betis ayaa lagu soo waramayaa in ay Arsenal ka diiday dalab ay Gunners ka gudbisay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Nabil Fekir. Mikel Arteta ayaa doonayay in uu Nabil Fekir ku bilaabo suuq xagaa oo mashquul ah si uu u dhiso kooxda Arsenal kadib xilli ciyaareed niyad jab leh oo ay soo qaadatay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII