Real Madrid Iyo Atletico Madrid Oo Guulo Gaadhay & Barcelona Oo La Garaacay Kana Hadhay tartanka Horyaalka La Liga.

Horyaalka La Liga ayaan wali lagu kala bixin iyada oo kooxaha jaarka ah ee Real Iyo Atletic isla aadi doonaan maalinta ugu dambaysa horyaalka halka ay Barcelona ka hadhay tartanka kadib guuldaro ka soo gaadhay Celta Vigo. Athletic Bilbao Vs Real Madrid: Kooxda Real Madrid ayaa guul dirqi ah ka gaadhay kooxda Athletic Bilbao kulan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII