Real Madrid & Man United Oo Doonaya In Ay Is Dhaafsadaan Laba Xiddig Oo Waaweyn

Kooxaha Real Madrid iyo Man United ayaa lagu soo waramayaa in ay doonayaan in ay iska dhaafsadaan laba xiddig oo waaweyn marka la gaadho suuqa kala iibsiga xagaaga ee dhamaadka xilli ciyaareedkan. Wargayska Don Balon ayaa sheegaya in ay labada kooxood doonayaan in ay is dhaafsadaan xiddigaha Paul Pogba iyo Eden Hazard marka la gaadho […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII