Real Madrid Mise Liverpool? Kooxda Ku Horaysa Tartanka Loogu Jira Saxiixa Xiddiga Kylian Mbappe Oo La Ogaaday.

Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay Real Madrid kala wareegtay hogaaminta baacsiga loogu jiro saxiixa xiddiga kooxda PSG ee Kylian Mbappe sida ay sheegayaan wararku. Heshiiska xiddiga reer France ee PSG ayaa dhici doona hal sano kadib waxana uu iska diiday in uu heshiis cusub u saxiixo kooxda ka dhisan caasimada France. Madrid […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII