Real Madrid Nasiib Ayay U Lahayd In Aan 5 & 6 Gool Laga Dhalin Kulankii Chelsea.

Halyeeyga Kooxda Man United ee Rio Ferdinand ayaa weerar culus ku qaaday Real Madrid kadib markii ay chelsea 2/0 uga reebtay champions League lugta 2-aad ee Semi-final-ka champions league. Kooxda Zidane ayaa kulanka galay iyaga oo ogsoon in ay ku qasbanyihiin in ay gool dhaliyaan hadii ay doonayaan in ay rajo ka helaan kulanka laakiin […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII