Real Madrid oo 5-2 ah ku dubatay kooxda Celta Vigo, Karim Benzema oo Saddexley dhaliyay, iyo Shaxda Ciyaarta

kooxda Real Madrid oo gurigeeda ku soo dhaweesay kooxda Ceta Vigo ayaa caawa ku dubatay Goolal gaaraya 5-2 kulan ka tirsan Horyaalka Spain oo Karim Benzema shabaqa soo taabtay saddex mar, Sharaxaada Ciyaarta. kooxda Celta Vigo ayaa kulanka caawa muujiyay ciyaar Qurux badan qeybta hore iyadoo labo mar hogaanka ciyaarta qabatay. Daqiiqadii 4aad ee ciyaarta […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII