Real Madrid Oo Bar-Baro Gashay Kulankeedii 2-aad Ee Isku Diyaarinta Xilli Ciyaareedka Cusub

Kooxda Real Madrid ayaa bar-baro gashay kulankeedii 2-aad ee isku diyaarinta xilli ciyaareedka kadib markii uu bar-baro 1/1 ah la dhaafi waayeen kooxda Rayo Vallecano Axadii. Tababare Carlo Ancelotti ayaa hogaamiyay kulankiisii 2-aad isaga oo adeegsanayay xiddigaha taamka u ahaa ee aan aadin waajibaadka xulalkooda tartamada euro 2020 iyo Copa America. Tababare Ancelotti ayaa ciyaarsiiyay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII