Real Madrid oo Bayern Munich kula loolameysa Daafaca Rudiger

Kooxda Real Madrid ayaa dooneysa in ay tartan adag la gasho kooxda Bayern Munich oo ku aadan Saxiixa Rudiger. Thomas Tuchel ayaa doonaya daafac inuu heshiis cusub u saxiixo Chelsea madama uu u arko mid kamid ah Daafacyada kooxda ugu muhiimsan. Real Madrid ayaa sida laga soo xigtay Fichajes kula biirtay Bayern Munich tartanka daafaca Chelsea […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII