Real Madrid Oo Bilaabatay Tababarka Isku Diyaarinta Xilli Ciyaareedka Cusub.

Kooxda Real Madrid ayaa si Rasmi ah u bilaabatay tababarka isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub iyada oo xiddigaha kooxda ee aan ka qayb ahayn waajibaadka xulalkoodu soo xaadireen tababarka. Tababare Carlo Ancelotti ayaa maanta La kulmay xiddigaha kooxda markii ugu horaysay tan ilaa markii loo magacaabay tababaraha cusub ee kooxda kana badalay shaxda tababare Zidanedine […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII