Real Madrid oo Dalab Cusub ka gudbineysa Kylian Mbappe

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay isku diyaarineyso inay tijaabiso go’aanka Paris Saint-Germain iyadoo dalab 102 milyan oo ginni ah ka gudbineysa Kylian Mbappe . Weeraryahanka ayaan weli mustaqbalkiisa u hibeyn kooxda ka dhisan Parc des Princes wixii ka dambeeya 2022, kooxda Mauricio Pochettino ayaa halis ugu jirta inay ku […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII